31st January 2023  admin  Category :

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland, Bashiir Jaamac Maxamed, iyo Masuuliyiin uu horkacayo oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Siciid Axmed Jaamac (Badmaax), Gudoomiyaha Waxbarshada degmada Badhan Maxamed Siciid Carab ayaa booqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland ee degmadda Badhan.

Agaasimaha faraca Puntland ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Mudane, Caydaruus Axmed Faarax ayaa Wasiirka iyo wafdiga u hogaaminayey ku soo dhoweeyey warbixina ka siiyey Jaamacadda.

Sidoo kale wafdigu waxay kormeereen Xafiiska Diiwaanka, oo ay ka socoto diiwaan-gelinta ardeyda cusub ee sannad Jaamacadeedka 2021-2022.

May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 7 people, people sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*