Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th April 2025 admin
Inkabadan Afar kun oo arday oo wax ka baranayay Muqdisho oo ku dhacay Imtixaanka dugsiga Sare Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka. Natiijada ayaa lagu sheegay in 34908 arday ah oo sanadkaan imtixaanka u fadhiisatay Imtixaankana ay hartay 14%, halka 86% ay Ku soo baxeen […]

25th April 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame . Kulanka oo ahaa is xogwareysi, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka […]

25th April 2025 admin
Waxaa weerar lagu qaaday kumbuutarada shirkadda maamusha dekkedaha Cape Town iyo Durban ee dalka Koonfurta Afrika. Weerarkan lagu soo qaaday kumbuyuutarada shirkaddaas ayaa wuxuu curyaamiyey dhammaan shaqadii ka socotay dekkedahaas sida ay ku soo warantay wakaaladda wararka ee Reuters. Cadale: Madaxweeynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe, ayaa booqasho ku tagay magaalada Cadalle oo ka tirsan gobolka Shabeelada […]

25th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in muwaadiniinta ay xaq u leeyihiin inay isu safri karaan meelkasta oo ay joogaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay isu safri karaan meelkasta oo ay ka joogaan dalka gudihiisa. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad taabaneysa dhinacyo […]

25th April 2025 admin
Faah faahin ku saabsan shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceel-waaq Diyaarad sidday rakaab 45 ruux ah oo ka soo kicitantay magaalada Nairobi ayaa ka baxday dhabaha diyaaradaha (runway) markii ay ka degeysay garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo. Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Ceel-waaq ayaa Warbaahinta u sheegay inaysan jirin wax khasaare nafeed […]

25th April 2025 admin
Beesha Samaroon oo uga mahad celiyey madaxda Beesha Isaaq gabdhihii ay ka af duubteen oo ay dib ugu soo celiyeen. Cabsi ay ka qaadeen ree Boorame afduubkan Dumarka loo gaysanayo ayaa maanta Saladdii Ciidda Shiikhii khudbadaynayey wuxuu sheegay inaan Calanka Soomaalida la qaadan