26th March 2024  admin  Category :

Waxaa weerar lagu qaaday kumbuutarada shirkadda maamusha dekkedaha Cape Town iyo Durban ee dalka Koonfurta Afrika. Weerarkan lagu soo qaaday kumbuyuutarada shirkaddaas ayaa wuxuu curyaamiyey dhammaan shaqadii ka socotay dekkedahaas sida ay ku soo warantay wakaaladda wararka ee Reuters.

EXCLUSIVE Cyber attack disrupts major South African port operations |  Reuters

Cadale: Madaxweeynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe, ayaa booqasho ku tagay magaalada Cadalle oo ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe. Intii uu socdaalka uu ku joogay magaaladaas wuxuu la kulmay maamulka iyo bulshada ku nool deegaankaas.

Muqdisho: Wasiirka Gaashaandhiga dalka Aayrlaan (Ireland) ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna la kulmay xubno ka tirsan dawladda federaalka, waxaana la fillayaa ineey ka wada hadlaan arrimo badan oo quseeya labada dhinac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*