Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Ciidamada difaaca dawlada Puntland ee kala ah ciidamada daraawiishta iyo ciidamada PSF ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo Amniga ka sameeyay deegaanada kala ah Il iyo camayra, ceel-unkud, muguc iyo karin-dawaco. Ciidamada oo uu hogaaminayay Taliyaha ciidamada difaaca dawlada Puntland ee Silsilada Golis G/Sare Saciid Nuur Shire ayaa hawl-galkaan qorshaysan ee la sameeyay waxay […]

30th April 2025  admin  

Doorashada baarlamaanka oo wajaheeysa khillaaf Doorashada baarlamaanka ayaa wajaheeysa khillaaf aad u weeyn oo ka dhashay sida loo soo xullayo xubnaha cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub. Waxaa horey loo soo doortay guddiyo doorasho oo kala matalaya maamulada iyo dawladda federaalka, waxaase muuqaneeysa in guddiyadii doorashada laga kor tallaabsaday oo doorashadii ay wallaaqanayaan maamul […]

30th April 2025  admin  

Waa maxay sababta Abwaana iyo Fanaaniintu reer Muqdisho uga qayliyeen Biibitada la doonayey in laga furo Tiyaatarka. Fanaaniinta, Majaajilayaata, weriyasha, Abwaanada, Idaacadaha iyo Talifishanka Soomaaliduba intuba waxay hoo iman jireen kacaankii Wasaaradda Warfaafinta oo u kala bixi jirtay A -Wakalaada wararka Soomaaliyeed ee Sonna. wixii war ah diyaarintoda gudaha iyo dibbada, B -Wakaalada Murtida iyo […]

30th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Midowga Musharaxiinta Ra’iisul Wasaaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Dardar gelinta howlaha doorashooyinka iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku dhacda. Afhayeenka xukuumada ayaa sheegay in Midowga Murasharaxiinta uu Ra’iisul Wasaaraha […]

30th April 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay kireynta qeyb ka mid ah Tiyaatarka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa sheegay inuu hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Warqad kasoo baxday wasiirka bishii June, oo labadii malamood ee lasoo dhaafay soo shaac baxday, ayaa […]

30th April 2025  admin  

Doorashada baarlamaanka ayaa wajaheeysa khillaaf aad u weeyn oo ka dhashay sida loo soo xullayo xubnaha cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub. Waxaa horey loo soo doortay guddiyada doorasho ee kala matalaya maamulada iyo dawladda federaalka, waxaase muuqaneeysa in guddiyadii doorashada laga kor tallaabsaday oo doorashadii ay wallaaqanayaan maamul goboleedyada iyo ra’iisal wasaaraha. Guddiyada […]