Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland sida Nidaamka dimuqraadiyadda ee Puntland ku tallaabsatay, xaaladda Covid-19 iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan sidii xal looga gaari […]

3rd May 2025  admin  

Isku soo bax lagu taageerayo urur siyaasadeedka Kaah ee ka dhisan Puntland ayaa ka dhacay degmada Eyl ee gobolka Nugaal

3rd May 2025  admin  

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dheer ka jeediyay madal dadwayne oo ka dhacaysay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda dalku marayo xiligan. Madaxwaynaha oo ku dheeraaday doorashooyinka dalka ayaa yiri “Ra’iisul Wasaaroow, masuuliyadda aad ummadda u hayso way caddahay annaguna waan ku garab taaganahay ee dalkan ka hirgali doorasho xor […]

3rd May 2025  admin  

Dagaal Xudun Ka dhacay Oo Lagu Dilay Taliyihii Maleeshiyaadka SNM ee Degmada iyo Askar kale Oo Dhaawac Ah Waxaa Magaalada Xudun Hada Lagu Dilay Taliyihii Maleeshiyaadka SNM ee Degmada Xudun Cismaan Cagaweyne oo maamulka SNM ugu Magacowna Taliyaha Xudun, Sidoo kale Waxaa dhaawac Culus soo gaadhay in ka badan 6 askari oo kamid ah iyana […]

3rd May 2025  admin  

Puntland oo ay ka hirgelayso doorasho qof iyo cod ah oo Kuraasta lagu tartamayo

3rd May 2025  admin  

Ciidankii Asad Diyaano oo Jamaal ilaaliniyey oo laga hor istaagay Garowe. Ciidankii Asad Diyaano, uu dhaxalka uga helay Allah ha u naxariistee aabihiis Cismaa Diyaano oo ahaa ciidan markiisii hore loogu talo galay la dagaalanka argagixisada ku dhuumaalaysata Buuraha Calmadow, hase ahaatee markii danbe u gacan galay Qoyska reer Diyaano ayaa maanta muddo gaaban lagu […]