Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Dugsiga GEN.CARAYS ooTabarbar loogu soo xiray Dufcadii labaad oo ka tirsan Ciidamada Daraawishta Puntland Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qeybgalay Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Ciidanka Booliiska, Taliye Xigeenka Labaad ee Ciidanka Daraawiishta, Guddoomiyaha Maxkamada Ciidmadda,Madaxweyne […]

3rd May 2025  admin  

Hawiye, Daarood iyo Isaaq ayaa intaba waxeey leeyihiin sifooyin ay ku sifeeysan yihiin taasoo qof kasta uu horey arkay, hadeerna qofka aan horey u arag uu arki karo. Daarood: Beesha Daarood ma ay kala yaqaanaan cadawgooda iyo saaxiibkood. Inta badan hadii aad u fiirsato waxeey ku hoos naban yihiin dadka aadka u neceb. Tusaale, hada […]

3rd May 2025  admin  

Magaalada Badhan waxa lagu qabtay Kulan qaaraan loogu Ururinayo Dhismaha Wado laga dhisayo Deegaanka Mashaxaleed iyo Dhismaha Dugsi laga dhisayo Deegaanka Gumar ee Gobolka sanaag.

3rd May 2025  admin  

Dalabaan oo meelihii lagu nasan jiray la soo galay qorayaha kala duwan

3rd May 2025  admin  

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Umadda Soomaaliyeed, maanta waxa lagu qabtay doorasho lagu sheegay in lagu dooranayo Xildhibaanada “Gobolada Waqooyi”, oo ah eray marin habaabin ah, hase ahaatee ay fiicnayd in la yiraahdo Xildhibaanada beelaha Dirta Waqooyi Doorashadan ayaa waxa lagu qabtay goobta ugu amni badan Sooomaaliya, ama Afrikaba, waa khadka cagaaran ee magaalada Muqdisho ka […]

3rd May 2025  admin  

Ururada Mucaaradku si xor ah ayeey ccodkooda u raadsanayaa, talafishanka maamulkunu waa baahinayaa ”Halkaan aan joogno waa hoolka beenyada, waana meesha gudoomiyaha degmada lagu doorto, ii sheega mala hagaajiyay, mala dayactiray, waa maya beri fartiina dhexda haka qaniinina”