Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Beesha Isaaq oo dhiiranaan ka qaaday Bahdilkii ay ku wadeen umadda Soomaaliyeed, haddii shalay Magaalo Dhulbahante ay gaar u leeyihiin ay waxaan Isaaq ahayn ka raafayeen maanta waxay taagan tahay magaalada Ceerigaabo oo ay Hartiga wada degan yihiin inay Kibirkii la yimaadaan, Maamulk Puntland ayaan weli ka hadlin arintan uu maamulka Hargaysa ku sheegay inaan […]

4th May 2025  admin  

NEWS Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Hague Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo 12-ka bishan lagu dhawaaqo doono xukunka dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Dowlada Soomaaliya ayaa rajo weyn ka […]

4th May 2025  admin  

Isku socodka gaadiidka magaalada Boosaaso iyo gobalada kale ee Puntland ayaa dib loo furay kaddib markii ay hakad galiyeen daadad kusoo rogmaday togagga Durdur iyo Buraan.

4th May 2025  admin  

Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay taliyaha howlgalada ciidammada Mareykanka ee Soomaaliya Kornel Thomas Sarrouf iyo saraakiil kale oo la socday.Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta la dagaalanka kooxda argagixisada ee Al-Shabaab.

4th May 2025  admin  

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo kormeeray Mashruuca nalaynta magaaladda bosaaso.

4th May 2025  admin  

AUN Prof, Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa caawa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Marxuumka ayaa intii uusan geeriyoon waxa uu ahaa guddoomiyihii guddiga madaxa-banaan ee dastuurka., sidoo kale waxuu ahaa guddoomiyihii akadeemiya goboleedka afka Soomaaliga. Prof. Maxamed Daahir Afrax sidoo kale wuxuu ahaa qoraaga […]