31st January 2023  admin  Category :

Beesha Isaaq oo dhiiranaan ka qaaday Bahdilkii ay ku wadeen umadda Soomaaliyeed, haddii shalay Magaalo Dhulbahante ay gaar u leeyihiin ay waxaan Isaaq ahayn ka raafayeen maanta waxay taagan tahay magaalada Ceerigaabo oo ay Hartiga wada degan yihiin inay Kibirkii la yimaadaan,

Maamulk Puntland ayaan weli ka hadlin arintan uu maamulka Hargaysa ku sheegay inaan waxaan Isaaq u dhalan Ceerigaabo laga raafayo. 14 Cisho ilaa tobon sano haddii ay nagu qaadanayso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*