29th March 2024  admin  Category :

Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay taliyaha howlgalada ciidammada Mareykanka ee Soomaaliya Kornel Thomas Sarrouf iyo saraakiil kale oo la socday.Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta la dagaalanka kooxda argagixisada ee Al-Shabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*