Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025 admin
Khudbadda Madaxweynaha JFS ee Xukunka Maxkamadda ICJ. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad ku saabsan Guusha Taariikhiga ah ee go’aanka Kiiska Baddeena, isaga oo soo bandhigay halgankii loo soo maray Kiiskan, caqabadihii kuu xeernaa iyo aragtida daris wanaagga ku dhisan ee Dowladda Soomaaliya.

4th May 2025 admin
Soomaaliya ayaan helin sidii ay dooneeysay in loo xukmiyo badda oo aheed in xariiqda xadka ka imaneeysa loo qaado si toos ah, balse doodii Keenya ee iyana aheed in loo qalloociyo sida ay dooneeysay ayaa gebi ahaanba meesha ka baxday. Si kastaba ha ahaato, maxkamadda ayaa u muuqata mid u hiilisay dhinaca Soomaaliya, inkastoo xariiqda […]

4th May 2025 admin
Soomaali Baa Garanayaa, Godobtooda Maqan

4th May 2025 admin
Haddii anan dhulkaygoow Dhuux cadaawe kuu karin Haddii anan dhulkaygoow Dhiig kuugu fool dhiqin Haddii anan dhulkaygoow Gobanimada soo dhicin Soomaali kama dhalan Maalkaaga maan dhaqan Caanihiisa maan dhamin Ciidana dhab uma ledin Haddii anan dhulkaygoow Gaaja kuugu dhuubnaan Haddii anan dhibaatada Dhexda suunka ku adkeyn Haddii aanan dhaxantiyo Milicdaba u dhereraan Soomaali kama dhalan […]

4th May 2025 admin
Midowga Afrika oo go’aamiyey in howlgalka AMISOM loo beddelo mid QM iyo Midowga Afrika ah Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay inuu go’aansaday in howlgalka uu hadda ka fuliyo Soomaaliya ee AMISOM loo beddelo mid QM iyo Midowga Afrika ay ku mideysan yihiin. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika ayaa lagu sheegay inay […]

4th May 2025 admin
Xubno ka tirsan Gudiga maamulka doorashooyinka heer federaal oo mantay lagu soo dhoweeyay magaaladda Bossaso Gudiga Maamulka doorashada federaal ee heer Puntland (SEIT) ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaaladda Bosaso kusoo dhoweeyay qaar ka mid ah xubnaha gudiga doorashada heer federaalka (FEIT). Wafdiga ayaa kasoo socdaalay magaaladda Muqdisho si loo dardargaliyo howlaha shaqo ee doorashooyinka heer […]