9th February 2023  admin  Category :

Xubno ka tirsan Gudiga maamulka doorashooyinka heer federaal oo mantay lagu soo dhoweeyay magaaladda Bossaso

Gudiga Maamulka doorashada federaal ee heer Puntland (SEIT) ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaaladda Bosaso kusoo dhoweeyay qaar ka mid ah xubnaha gudiga doorashada heer federaalka (FEIT).

Wafdiga ayaa kasoo socdaalay magaaladda Muqdisho si loo dardargaliyo howlaha shaqo ee doorashooyinka heer federaal dowladda xubnaha ka ahna diyaar garow u galaan doorashooyinka golaha Shacabka ee qabsoomaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*