27th April 2024  admin  Category :

Soomaaliya ayaan helin sidii ay dooneeysay in loo xukmiyo badda oo aheed in xariiqda xadka ka imaneeysa loo qaado si toos ah, balse doodii Keenya ee iyana aheed in loo qalloociyo sida ay dooneeysay ayaa gebi ahaanba meesha ka baxday.

Si kastaba ha ahaato, maxkamadda ayaa u muuqata mid u hiilisay dhinaca Soomaaliya, inkastoo xariiqda aan loo qaadin sidii la rabey.

Sawirka hoose waa sida ay dalalka Soomaaliya iyo Keenya ay markii hore doonayeen.

MUUQAALKAN KALE EE QARIIDADA WAA QAABKA CUSB EE MAANTA LOO XUKUMAY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*