Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Wasaaradda kallluumaysiga iyo khayaraadka Badda Puntland oo kaashanaysa ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa gacanta kusoo dhigtay Dooni kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Puntland. Wasiirka kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashid M. Yusuf ayaa isaga oo dhiirigelinaya ciidanka ilaalada xeebaha iyo shaqaallaha wasaaradda waxa uu dul tegay Doonida ay ciidanku soo […]

19th May 2025  admin  

Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa Garoowe ugaga shiray Qorshaha Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee 3 Sano ee Soo socota. Shirkan oo ahaa Hal Maalin waxaa Diiradda lagu saarayay Dajinta Qorshaha Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee 2022 ilaa 2025ka waxaana Marti Galisay Puntland, iyadoo ay Goob […]

19th May 2025  admin  

Maamulka Puntland ayaa ogolaaday in dib looga laabto heshiiskii hore ee lagu ballaarinayey dekedda magaaladda Boosaaso ee shirkada P&O loola galay. Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay waraysi kala yeelatay wasiirka dekeddaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

19th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku Qaabilay Agaasimaha Guud Hay’aada Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Cilmi Cali (Cabdul). Kulanka Madaxweynaha Jubbaland iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa waxay uga Wada hadleen dardargalinta howlaha xafiisyada Hay’adda iyo sidii loo fududeen lahaa adeegyada bulshada oo ay […]

19th May 2025  admin  

Kursi Tijaabo u ahaa jidka ay Soomaaliya qaadi doonto ayaa waxa ku guulaystay Kooxdii saaxiibka u ahayd Mugdiga iyo Qabyaaladda Kursig HOP#060, oo golaha shacabka ku metela koonfurta Gaalkacyo, oo 8-dii sano ee lasoo dhaafay ay ku fadhiday Ubax Tahliilm ayaa caawa waxa ku guulaystay Qaali Cali shire oo taageerayeen inta badan Mooryaanta Soomaaliyeed. Kusiga […]

19th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Jamhuuridaad Federaalka Soomaaliya ee shalay lagu doortay Boosaaso. Madaxweynaha oo kulan Qado ah la qaatay Mudaneyaasha  Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo. Kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka […]