5th February 2023  admin  Category :

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Jamhuuridaad Federaalka Soomaaliya ee shalay lagu doortay Boosaaso.

Madaxweynaha oo kulan Qado ah la qaatay Mudaneyaasha  Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah senatarada iyo xildhibaanadii hore loogu doortay Garoowe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.               

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*