26th April 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland ayaa ogolaaday in dib looga laabto heshiiskii hore ee lagu ballaarinayey dekedda magaaladda Boosaaso ee shirkada P&O loola galay.

Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay waraysi kala yeelatay wasiirka dekeddaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*