Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2025  admin  

Garoonka Aadan Cade war uma hayaan hase ahaatee kan Boosaaso waa la socdaan waxa ka jira. Garoonka Caalamiga ee Aadan Cde ee ku yaal Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad ka soo degtid adiga oo Soomaali ah iyo ajaaniibta dalka booqashada iyo shaqada u yimid albaab kama soo wada baxdaan , meelna ma wada martaan, […]

9th May 2025  admin  

Yaa ku guulaysanaya Doorashada Canada ee Berito dhici doonta Horaantii bishii kowaad ee sanadkan , waxa la rumaysnaa in Xisbiga Conservatives ee Canada si sahlan ku guulaysanayo. Wuxuu ka horeeyey Xisbiyada kale ee Liberals iyo NDP in ka badan 25 dhibcood, Poilievre wuxuu u akaa inuu guulaysanyo oo noqonayo Ra’isul wasaaraha soo socda ee Canada […]

9th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada. Afhayeenka Xukuumadda @farhanjimale ayaa ku akhriyay liiska xubnaha la magacaabay. pic.twitter.com/tg7owNrIKt — OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM) April […]

9th May 2025  admin  

Asbestos: Maxay tahay sunta halista ah ee ka dhalatay howlgalka militari ee Israa’iil ka waddo Qasa? Dagaalka militari ee Israel ee Gaza waxa ka dhashay shucaac sun ah oo loo yaqaan asbestos. Macdanta, oo mar si weyn loogu isticmaali jiray qalabka dhismaha, waxay hawada ku sii deysaa shucaac sun ah marka la qaso kuwaas oo […]

9th May 2025  admin  

Inalilahi Waa Inaha Ilahay rajacuun Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Sheekh Cabdi Maxamuud Xasan   oo ku geeriyooday degnmada Badhan ee gobolka Sanaag .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  […]

9th May 2025  admin  

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda dawladda Puntland oo maantay lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland.