Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2026  admin  

Cali Balcad keligiis oo la kulmay Saraakiil Turkiya, iyadoo Soomali badani joogaan New york Cali Balcad oo ku magcaaban Wasiirul dawlaha arimaha dibadda Soomaaliya, hase ahaatee isaga iyo gabadha uu dhalay madaxweynuhu Jihaan Culusoow ay wasaaradda iyagu maamushaan, ayaa maantta keligiis iyadoo New York ay ku sugan yihiin madaxddii madaxweynaha u raacday Maraynkan iyo kuwii […]

5th October 2026  admin  

Turkiga oo Mashaariic ka hirgelinaya Shabeelaha dhexe iyo Banaadir Raisul wasaaraha waqtigiisu dhamaaday Xamze Cabdi ayaa xaqiijiyey in Turkigu Deked 4 bilyan oo doolar ah uu ka dhisayo War sheekh oo ka tirsan gobolka shabeelahadhexe ee beesha Madaxweynuhu degto Türkiye is investing an additional $4 billion in brotherly #Somalia ― this time in a major […]

5th October 2026  admin  

Beesha Digil iyo Mirifle oo qaadatay Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliya Dhowaan ayeey ahayd markii umadda Soomaaliyeed ay arkeen arin aad uga yaabisay oo ahayd in wafdigii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow u raacay shirkii Qaramada midoobay ayna la socon hal qof oo ka soo jeeda Beesha Daarood. Inkastoo dawladda Federaalka Soomaaliya ayna Beesha Daarood ku lahayn […]

5th October 2026  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr Hideki Matsnaga. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, ayaa looga hadlay dhameystirka mashaariicda […]

5th October 2026  admin  

Talafishanka CTV News ee dalka Canda ayaa soo bandhigayTuugad si xirfadaysan Dahab uga xadaysa qof waayeel ah oo 78 jir oo u soo baxday inay goor galab ah soo luga baxsato. Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday xaafadda magaalada Brampton ee ku xigta magalada Toronto. Dahabkan laga furtay Islaanta waayee;ka ah ayaa qiimihiisu ahaa $20,000 #EXCLUSIVE: […]

5th October 2026  admin  

Masoud Pezeshkian oo laba jeer la kulmay Mojtaba Khamenei tan iyo markii uu aabihiis badalay Masoud Pezzekian ayaa u sheegay shabakadda wararka ee CBS News ee dalka Mareykanka inuu laba jeer la kulmay Mojtaba Khamenei muddo toddoba bilood ah gudahood tan iyo markii uu xilka qabtay. Mudane Pezzekian ayaa yiri, “Intii lagu jiray toddobada saacadood […]