Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th April 2024  admin  

Waa geeri aad iyo aad u naxdin badan, Illahay SWT Janatul Fardowsa alaclaa ha ku casuumo, Illahay su’aasha ha ku sugo kitaabkeedana midigta ha ka siiyo. Waa geeri aad u xanuun badan oo dadka reer Sanaag ah oo dhan wada taabanaysa DR. Nadiira waxay ahayd qof dalka wax ku baratay, sharaf iyo qiimo badan leh […]

26th April 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka gobolka Sanaag iyo qaraabaddii ay ka geeriyootay Dhakhtaraddii Cisbitaalka Badhan Allah ha u naxariistee Drs Nadiira Cabdullaahi Adam Guray , Oo ahayd dhakhtaradii logu jeclaa dhanka Midwifery, qaliinka iyo kala bad baadinta hooyada iyo ubadka mudo badana kaga hawl geli jirtay dhakhtarka guud ee […]

26th April 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka weyn ee magaada Garowe

26th April 2024  admin  

Waa kuma Siyaasigan Oromada ah ee la dilay, meydkiisana la helay Sarkaalka siyaasadda u qaabilsan jabhadda Oromada ee OLF, Bete Urgessa ayey wararku sheegayaan in la dilay, ka dibna meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Meki. Saaxib ninkaas aad ugu dhawaa oo codsasday in aan magaciisa la sheegin sababo amni dartood ayaa sheegay […]

26th April 2024  admin  

Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa ku degey Isniintii xeebaha dalka Djibouti, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in la soo badbaadiyey 22 qof oo ka mida dadkii markabkaas saarnaa. Markabkan […]

26th April 2024  admin  

Kaligii Taliyaha Jabuut oo doonaya inuu u hododeeyo kursigii ay Fawsiyo u ordaysay inuu uu ku guulaysto Odinga Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Hoggaamiyaha mucaaradka ee […]