Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th March 2025 admin
Muuse Biixi iyo Ismaacii Cumar Geele ayaa isku deyaya sidii ay waxba kama jiraan uga dhigi lahaayeen kacdoonkii shacabka SSC, waxeeyna dedaal ugu jiraan sidii ay u fashilin lahaayeen. Hadaba, shirkii Muqdisho ka dhacay ayaa madaxweeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxa uu soo hordhigay shirkaas arrinta Laascaanood, isagoona isku deyaya in arrintaas lagu soo jeediyo […]

25th March 2025 admin
Meydka nin Soomali ah oo la helay kadib markii labo bilood kahor lagu waayay Canada Cali xuseen Jibril oo ka mid ahaa wax garadka Soomalida lana la’aa tan iyo bilowgii bishii December ayaa galbta maydkiisa laga helay koofurta magaalada Edmonton ee gobalka Alberta. Ciidamada booliska ee Edmonton oo tan iyo markii ninkaan la waayay waday […]

25th March 2025 admin
Xaadoow oo maaxweynuhu shalay magcaabay ayaa durba ka qayb qaatay musuqmaasaqa reer Muqdisho ay ka wadaan gudaha Soomaaliya Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah. Gaadiidkan oo ka koobnaa afar(4) gaari oo […]

25th March 2025 admin
Garaad Jaamac oo ka jawaabay hadalkii Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo ciidanka Somaliland ee gobolka Sool ku sugan. Waxaa haddaba hadalka madaxweynaha Somaliland maanta ka jawaabay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee ka qaybgalaysa shirka ka socda magaalada Laascaanood.

25th March 2025 admin
Soomaaliya oo Mar kale M. Culusoow ka dhigay dalka ugu musuqmaasaqa badan Caalamka oo dhan Qiimeynta sanadlaha ah ee laga sameeyey 2022 heerka musuqmaasuqa oo ay sameysay hay’adda Transparency International ayaa muujinaya in dalalka badankoodu ay ku guuldarresyteen in ay joojiyaan musuqmaasuqa. Hay’adda ayaa 180 dal ku samaysay badhintaan loo raacayey heerer la isla yaqaan […]

25th March 2025 admin
Madaxweeynaha maamul goboleedka Hargaysa Muuse Biixi ayaa hadal uu jeediyey maalintii shalat ka hadlay arrinta Laascaanood, wuxuuna dillalkii ka dhacay Laascaanood dusha uga tuuray argaggixisadda caalamiga ah. Hadalkaas ayaa u muuqda mid lagu doonayo in dillalkii Laascaanood ka dhacay oo dhan ay maamulka Hargeeysa isaga leexiyaan, dushana ka saaraan argaggixisadda caalamiga ah. Argaggixisadu marka […]