Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
27th January 2025 admin
Dawladda Hindiya ayaa dhawaan mamnuucday in dalkeeda laga dhoofiyo bariiska. Arrintan ayaa ka danbeesay kadib markii Ruushka uu joojiyey heshiiskii dhoofinta qamadiga Yukrayn, sidoo kalana Ruushka wuxuu billaabay in uu duqeeyo qamadigii la doonayey in dekkeddaha Yukrayn laga dhoofiyo. Sidoo kale, dawladda Hindiya ayaa sheegtay sababta ay u mamnuucday dhoofinta bariiska ay tahay iyadoo roobabka […]
27th January 2025 admin
uly 24, 2023 WASHINGTON – From July 24 – 29, Under Secretary of the Treasury for Terrorism and Financial Intelligence Brian Nelson will travel to Nairobi, Kenya and Mogadishu, Somalia to underscore the U.S. commitment to strengthening financial connections with Africa. He will discuss strengthening anti-money laundering and countering the financing of terrorism (AML/CFT) frameworks […]
27th January 2025 admin
Kitaabka Quraanka oo mar kale lagu gubay Denmark Laba qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa horraantii Isniinta ee maanta safaaradda Ciraaq ee caasimadda dalka Denmark ku hor gubay nuqul ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka, tan oo sii xumeyn karta xiriirka u dhexeeya labada dal. Labadan shakhsi ayaa ka socday koox isku magacawday “Wadaniyiinta Denmark”, kuwaas […]
27th January 2025 admin
Qaar ka mid ah xubnaha Puntland ee ku metala dawladda federaalka oo ku socday magaalada Garoowe ayaa loo diiday in ay ka soo dhoofaan magaalada Muqdisho kadib markii uu amar ka yimid maamulka Puntland. Xubnahan ayaa sheegay in caana shub suldaan ay doonayeen ineey kaga qeeyb gallaan Garoowe.
27th January 2025 admin
Warrar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha xero ku taalla kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho. Illo wareedyo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in 25 askari ay dhinteen kaddib markii nin isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyay ciidanka oo saf ku jira. Dhawr iyo afartan kale […]
27th January 2025 admin
Elsie, waa Haween Ingiriis ah, oo 105 jir ah, oo nolosheeda oo dhan ku noolayd hal Guri. Gurigan si kale kuma garatide waxay ku noolayd xilligii Daraawiishtu ay ka dagalamaysay Soomaaliya