Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
24th January 2025 admin
Belaa Isaaq ayaa dagaal ku dhex maray degaanka Gacan Libaax Wararaka laga helaya deegaanka gacan libaax ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhexmaray kooxda dablayda ah oo in mudo ahba buurtaasi isku urursanayey iyo ciidamada ammaanka ee Somaliland. Isku dhacan ayaa la sheegay inay keentay dhimsho iyo dhaawac inkasta oo ay adag tahay […]
24th January 2025 admin
Haweeneey Soomaali ah oo laga soo masafuriyay Norway iyo kiis culus oo lagu helay Sida ay qortay warbaahinta Norway, haweeneey Soomaaliyeed oo 36 jir ah magaceedana aan la xusin ayaa booliska socdaalka ee waddankaasi waxay u tarxiileen Soomaaliya kadib markii lagu helay dambiyo la xariira argagixisanimo. Sanadkii 2019 kii ayaa maxkamad la soo taagay haweeneydaa, […]
24th January 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse “Rag Magac Culimo Sheeganaaya ayaa Wasiir Roobow oo Xaramka jooga Laaluush u geeyay”
24th January 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Hay’adda Badroolka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Hay’ada Eng Cabdiqaadir Aadan Maxamuud. Madaxweynaha Jubbaland ayaa mas’uuliyiinta Hay’ada ka dhagaystay warbixin la xiriirta halka ay marayso shaqada Hay’ada iyadoo Jubbaland ay ku […]
24th January 2025 admin
Gabadh ninkeedii ‘madow’ dartii ku nacday oo laga furay Maxkamadda sare ee gobolka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa sheegtay in haddii nin ay xaaskiisa ay ku caydo ama bahdil ahaan ugu tilmaanto midabkiisa madoow ay taasi la macno tahay naxariis darro, ayna sabab adag u tahay racfaanka furriinka. Garsoore Alok Aradhe iyo Garsoore Anant Ramnath […]
24th January 2025 admin
Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi ayaa muddooyinkii u danbeeyay ku celcelinayey ineey wajiga labbaad ee dagaalka lagu ciribtirayo argaggixisada ay qaadi doonaan. Waxaase muuqata in dawladdu ay u sii sheegayso argaggixisada meelaha ay ka weerari doonaan iyo inta ciidan ay u diyaariyeen, taas oo ah mid aan nidaamka dawladnimada aan wax shaqo […]