Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd January 2025  admin  

Waa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada? Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood bilowgii sanadkaan 2023 ka, magacyo badan ayaa soo shaac baxay, kuwaas oo hadal hayn ka dhaliyay baraha Bulshada Soomaalida. Cabdi Madoobe waa mid kamid ah. War ka soo baxay Somaliland bishii Febraayo ee sanadkaan, ayaa markii ugu horaysay Somaliland […]

22nd January 2025  admin  

Wafdi ka socda dawladda federaalka ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood si ay ugu kuur gallaan xaalladda ka jirta halkaas. Magaalada ayaa burubur uu ka soo gaaray dagaalkii ka socday Laascaanood, balse waxaa muuqata in magaalada ay haatan ku soo noqoneeyso sidii caadiga ahayd. Wafdiga ayaa sheegay in wixii warbixin ah oo ay kala soo kulmaan […]

22nd January 2025  admin  

Deeggaanka Milxo oo hoos tagata degmada Laasqoray ayaa maanta waxaa qabsaday dab kaas oo burburiyey inta badan guryihii halkaas ka dhisnaa. Ma jiro wax qasaaro nafeed ah, balse waxaa ku buruburay hantidii ay lahaayeen dadka deggenaa halkaas.

22nd January 2025  admin  

17kii sano ee Laascaanood xooga ku haysteen beesha Isaaq ayeey wax badan ilaaween. Hadda ayeey soo xasuusteen

22nd January 2025  admin  

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi, waayo-joog waxbadan og kana sheekaynaya taariikhda dheer ee Waqooyiga Soomaaliya, waa halkee xadka beelaha Harti iyo Isaaq ee Waqooyiga Soomaaliya? waxbadan ka ogoow waxyaabihii ka dhacay mandaqada Sool 1890 ilaa 2023 | Qaybta Koowaad ee waraysi taxane ah.

22nd January 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey xafladda daahfurka ayaa sheegay in hirgelinta Sanduuqa TPSS uu marag u yahay […]