26th April 2024  admin  Category :

Soomaaliya oo taageero ka raadineysa shirka ururka NAM

Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn, iyadoo wufuud ka kala socota Soomaaliya iyo shacabka Falastiin ay u ololeynayaan sidii ay taageero uga heli lahaayeen ururkan.

Falastiiniyiintu ayaa ugu baaqaya xubnaha ururkan inay raadiyaan hab lagu soo afjaro colaadda Gaza, halka Soomaaliya ay sheegtay inay u baahan tahay taageero si ay u ilaaliso madaxbannaanida dhulkeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*