Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th January 2025  admin  

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo qaabilay Safiirka Norway ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee labada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhexmara iyo qodobo […]

20th January 2025  admin  

Suldaan siciid Suldaan Cabdisalaan iyo sida Carmale loogu soo dhoweyey Suldaanka beelaha Soomaliyeed Suldaan Siciid Cabdisalaam, oo la filayo inuu dhowaan ISimada Puntland kula kulmo magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kormer ku tegay magaalada Carmale.

20th January 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay u sharraxan tahay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Afrika.Qaaraddu hadda waxa ay leedahay saddex kursi oo aan joogto ahayn oo ay kala haystaan ​​Mozambique, Algeria iyo Sierra Leone – waxa ayna doonaysaa in ay hesho kursi joogta ah kuna biirto; Mareykanka, […]

20th January 2025  admin  

Wasaaradda Maaliyadda DPL ayaa maanta Golaha Wakiillada u soo gudbisay miisaaniyadda sanadeedka 2024, taas oo dhan ($387,550,700), iyadoo sannadkan ay korodhay 3%.

20th January 2025  admin  

Wasiir Israa’iili ah oo soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco Qasa oo tallaabo laga qaaday Wasiir cusub oo dowladda Israa’iil ka tirsan ayaa laga joojiyay dhammaanba kulamada dowladda ilaa amar dambe, kadib markii uu soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco Qasa “ay ka mid ahayd waxyaabaha suurtogalka ah”. Amihai Eliyahu, oo ah wasiirka dhaqanka ee […]

20th January 2025  admin  

Ninkii dhexdhexaadiyaha iska dhigayay ee magaalada Harar ku kufsaday gacalisada saaxiibkiis Maxkamad ku taal magaalada Harar ee dalka Itoobiya ayaa ku xukuntay nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar ay wada socdeen saaxiibkiis oo dooneysay inay la heshiiso wiilka ay xiriirka lahaayeen kadib muran soo kala dhexgalay. Dhacdadani sidaan ayay u dhacday: Eedeysanaha ayaa lagu magacaabaa […]