Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
20th January 2025 admin
Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa safar la xiriira ‘u kuurgelidda xaaladaha bini’aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay Jubaland, dardar-gelinta howl-galka wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab’ ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubaland. Ra’isul […]
20th January 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa soo xaadiray 48 mudane, waxaana looga hadlay arrimaha Siyaasadda Puntland, […]
20th January 2025 admin
Sidee ku noqotay Garowe Caasimadda Puntland? sasbtii maalintaa jirtay ee loogu doortay sax ma ahayd? Intaan maamulka Puntland la dhisin ayaa beesha Majeerteen waxay shir ku qabsadeen magaalada Qardho ee gobolka Bari. Shirkaas ayaa ku dhamaaday Khilaaf, ka dib markii Chairmaankii iyo Taliyihii Ciidamada SSDF Allah ha wada naxariistee Cabdulaahi Yuusuf iyo CabdiRizaaq Xaaji is mari waayeen, Markii uu shirkaasi […]
20th January 2025 admin
Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee Iran xilli uu marayay badweynta Hindiya, sida maanta uu […]
20th January 2025 admin
Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo siyaasadeed oo aad u adag iyo mooshino iska soo horjeeda oo xildhibaanada qaar ku doonayaan […]
20th January 2025 admin
Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania oo xarun u ah ururka. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan […]