Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
19th January 2025 admin
Maxaa sababay ololaha ka dhanka ah Biden ee ay wadaan Muslimiinta iyo Soomaalida Mareykanka? Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala socda lix gobol ayaa wacad ku maray inay abaabuli doonaan bulshooyinka Islaamka si ay uga soo horjeensadaan dib u doorashada madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Waxaa ay sheegeen in go’aankan ay qaateen kadib markii ay arkeen […]
19th January 2025 admin
WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada, Madaxtooyada iyo saddexdii degmo ee ka harsanaa Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka […]
19th January 2025 admin
Yaa la soo dagi kara hubka loo fasaxay Soomaaliya? Xuseen Macallin ayaa sheegay in dowladda federaalka ay xalay ku soo wareegtay mas’uuliyadda xakamaynta hubka. “Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyadaa leh, hubka ka soo galaya xadduuddaha iyo hubka soo gala, noocyada uu yahay, cidda uu gacanta u galayo iyo sida loo isticmaalayo, waxaan ka samaynaynaa shuruuc […]
19th January 2025 admin
Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga. Xildhibaannada qaar ayaa hor istaagay in la furo kulanka iyaga oo diidanaa ajandaha miisaaniyadda.
19th January 2025 admin
Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir guddoomiyey kulanka Golaha horumarinta Qaranka Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta gudoomiyay shirka Golaha Horumarinta Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Xaaladda fatahaadaha ku dhuftay gobolo badan oo dalka ka mid ah iyo sidii […]
19th January 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO QAABILAY SAFIIRKA INGIRIISKA EE SOOMAALIYA Garoowe : 02, December 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambs. Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha […]