Category Archives: Uncategorized

13th May 2024  admin  

Yaa ka danbeeya in Dastuurka Soomaaliya wax laga bdelo habeen madow oo aan cidna wax laga waydiin Waa arooskii Saadiq John oo kaligii taliyaha Jabuuti ku amrayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow  inuu kala diro madaxda maamul goboleedyada oo sidiisa oo kale noqdo.

13th May 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow iyo Shariif Axmed oo Nairobi lagu dhex dhexadinayo Madaaxweyaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo meel adag ka istaagay inuu wada hadal iyo wada tashi Dastuurka ah la galo maamulka Puntland ayaa Dalka Kenya u tegay in lagu dhex dhexaadiyo isaga iyo siyaasiyinta Hawiye ee diidanaa sida kaligii talisnimada ah ee uu dalka ku hogaaminyo. […]

13th May 2024  admin  

Taliyihii reer ahaanta Muqisho uga tarxiiay Soomaaliga kale ayaa madaxweyne Xasan Culusow arintaas ku abaal mariyey. Xamda, oo ah taliyaha Ciidanka beelaysan ee NISA ee Garoonka Aadan Cade oo Soomaaliya ka tarxiishay Muwaadin Soomaliyeed ayaa abaal marin kaga heshay madaxweynaha. MAQAAL HORE Yaa Soomaali ah, yaase xaq u leh inuu Soomaali kale ka musaafuriyo Somaaliya […]

13th May 2024  admin  

Amni xumo ka jirta Muqdisho awgeed ayaa xafiisyaddii dawlada waxa lagu wada gooyey Dhagxaan shub ah Cabsi dhanka amniga ah oo xoog leh ayaa ka taagan magaalada Muqdisho, waxayna dowladda Soomaaliya saacadihii lasoo dhaafay muujisay dhaq dhaqaaq , si looga hortago in weerarro argagixiso ay ka dhacaan caasimadda. Ciidamada ammaanka ee Booliska iyo Nabad sugidda […]

13th May 2024  admin  

Maxay ku kala duwan yihiin Ciidmada Shisheeye oo lg bedelayo kuwo kale oo shesheeye ah Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami ah oo shaqada kala wareegi doona hawlgalka xilligan ee ATMIS marka lasoo gabagabeeyo bisha December […]

13th May 2024  admin  

Bilan Osman: Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee hadalhay Bilan Cusmaan oo ku nool dalka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay hadalhayn ka dhalisay guud ahaan baraha bulshada gaar ahaanna dalkaas, ka dib hadal uu sheegay nin isaguna dalkaas kasoo jeeda. Gabadhan oo wariye ah, asalkeeduna Soomaali yahay, ayaa ka ol’oleysa arrimaha islaam nacaybka iyo kooxaha midigta […]