Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Xildhibaanada Hawiye oo ku kala qaybsamay in degaanadooda Alshabaab haystaan iyo inay Dawladdu maamusho The situation of the Somali Parliament today is such that government supporters, especially Ministers who are also parliamentarians, are being used to intimidate others, which, as you can see, has lowered the level in the parliaments. Moreover, they are unleashed like […]

4th May 2025 admin
Wareysi: Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Fiqi Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee ka dagaallameysa deegaannada Puntland. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo ka jawaabayay wareysi uu shalay Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

4th May 2025 admin
Maxaa sababay sare u kaca Islaam Naceybka ee UK, sideese u saameyay dadka ay Soomaalidu ka mid tahay?Khatarta islaam nacaybka UK ayaa sare u kacday ilaa heerkii ugu sareeyay sanadkii hore, sida uu sheegay urur la socda arrimaha Islaam neceybka. Ku dhawaad 6,000 oo warbixin oo la diray ayaa lagu xaqiijiyay inay yihiin dhacdooyin ka […]

4th May 2025 admin
Mooryaan Indhacde oo la talinaya Madaxda Muqdisho ayaa yidhi sidayn’ Kolay tuuga ayeenu nahay oo Tuugnimo deen mayne aymu Muqdisho lacagta gelino “You built this enormous luxury venue by the coast with money you stole from the people. We all know that we’re all stealing, but we must commend you—you didn’t smuggle the stolen money […]

4th May 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidanka Puntland Saciid Jaamac Qorsheel..Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya Waan idinka Gudoonay Daawada Aad na soo Gaarsiiseen.. 50-kii Xildhibaan ee PL ku matalayay Baarlamaanka Xamar fadhiya,waxaa laga helay oo Dalkooda la dareen noqday 14-kan.

4th May 2025 admin
Bulshada Degmada Boocame ayaa maanta ku wareejiyey 20 neef oo geela iyo 100 neef oo adhi ah guddiga taakulayntaoo ciidamada Dawladda puntland ee Dagaalka kula jira daacish buuralayda Cal-miskaad.