19th January 2026 admin Category :
Bulshada Degmada Boocame ayaa maanta ku wareejiyey 20 neef oo geela iyo 100 neef oo adhi ah guddiga taakulayntaoo ciidamada Dawladda puntland ee Dagaalka kula jira daacish buuralayda Cal-miskaad.