Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th May 2025 admin
Magafihii 3-da kun ee qof tahriibiyay oo gacanta lagu dhigay Nin u dhashay dalka Masar kaas oo dad ka badan 3,000 oo muhaajiriin ah xuduudaha kaga soo gudbiyay doonyo sharcidarro ah ayaa lagu xukumay 25 sano oo xabsi ah. Falka tahriibinta uu sameeyay ninkan ayaa lagu qiimeeyay in ka badan 16 milyan oo doolar. Hay’ada […]

28th May 2025 admin
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo horay uga mid ahaa Golaha Wakiilada Puntlland, ayaa aad uga hor yimid Danaystayaal koox ka soo jeeda beesha Warsangeli \ oo horay Soomaaliya uga soo qabtay Wasiiro Federaal ah, kuwa Puntland ah iyo Gudoomiye Baarlamaan. Kooxdan ayaa hadda ka shaqaynaysa siddii ay isaga hor keeni lahaayeen maamulka Puntland iyo Beesha Warsangeli […]

28th May 2025 admin
Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan gobolka Sanaag ka hirgelisay Kastam ay ku yeelanayso Wasaaraddu. Kastamkan ayaa noqon doona mid qayb ka qaata dardargalinta dakhliga gobolka Sanaag waxaana Wasaaradda Maaliyaddu geysay Shaqaalihii, Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo dhammaan adeegyadii kala duwanaa ee muhiimka u ahaa shaqada kastamka. Gudoomiye Kuxigeenka gobolka Sanaag oo […]

28th May 2025 admin
Waxaa maanta Dekeda Magaalada Boosaaso ku soo Xirtay Markab Siday Mucaawino isugu jirta Raashin iyo Agab kala duwan oo loogu talaga galay dadka tabaalaysan oo ku nool deeganada Puntland iyo sido kale dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Mucaawinada oo ka timid Dalka Isutaga Emaraadka Carabta Gaar ahaan Hayadda Bisha Cas Waana Mucaawino ka kooban 220Ton.

28th May 2025 admin
Jaaliyadda Reer Minnesota oo si buuxda u taageertay Musharax Mahamoud Hassan (BBC) oo u taagan Golaha Degaanka ee Minneapois ee Degmada Lixaad.

28th May 2025 admin
afladaan waxaa ku kala jabay Labo koox oo kala ah Kooxda Habar Awal Iyo Kooxda Garxajis. Xaflada waxaa dhigtay Kooxda Wadani ee Garxajis waana sababta keentay in Kooxda Habar Awal ay Booliska la hadlaan oo ay ku Hanjabaan haddii aan Xaflada la joojin ay xoog ku gali doonaan halkaana fowdo ka dhici doonto. Booliska oo […]