Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Maamulka Puntland ayaa si buuxda u taageeray maamulka Khatumo. Hoos ka akhrio

25th September 2024  admin  

Nuxurka War-murtiyeedka Shirka musharaxiinta iyo siyaasiyiinta Koofurgalbeed ee Nairobi.

25th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliyeed aaa xoog ku muquunisay Dan yar Soomaaliyeed oo ay hoy u ahayd Casa d’Italia, halka weli kuwii Xoogga badnaa ee ka taajiray bililiqada ay weli degan yihiin Guryo ay xoog ku haystaaan ama hanti la wada leeyahay. Goomaa dawladda Soomaaliyeed ay xoog u isticmaali doontaa kuwa ku dul nool guryaha Maydku ku aasan […]

25th September 2024  admin  

Hoggaamiyaha Maamulka KhaatumAbdiqadir Ahmed Aw-Ali ayaa magacaabay Golihiisii wasiirro oo u horreeyey oo ka kooban sagaal xoghaye

25th September 2024  admin  

Nolosha gudaha tareenka raaxada ee aanay xabbadu karin ee uu ku safrayo Kim Jon Un Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la soo werinayaa in uu ku sii jeedo magaalada dekadda ah ee Vladivostok ee dalka Ruushka xilli uu ku safrayo tareen ah nooca aan xabbadu karin, si uu ula kulmo madaxweyne Vladimir Putin. […]

25th September 2024  admin  

Kenya oo gaabisay muddada lagu heli karo baasaboorka iyo kibaandhada Dawladda Kenya oo hal sano ay kasoo wareegtay xilligii la doortay ayaa isbeddellada waaweyn ee ay waddo waxa ka mid ah adeegyada helitaanka sharciyada, sida baasaboorka iyo aqoonsiga oo muwaadiniinta waddankaasi ay cabashooyin ka muujiyeen waqtiga lagu qaato sida gobolka Soomaalida.