Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th June 2025  admin  

Hadyaddii ugu qaalisanayd ee la siiyo madaxweyne Maraykan ah ayaa Trump la siin doonaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa marka uu bariga dhexe soo gaaro dhowaan KA GUDOOMI DOONA dawladda Qadat Diyaarada raaxo oo ay hadyad u siinayaan,diyaaradaas oo ah Boeing 747. Waa hadyadduu ugu qaalisanayd ee madaxweyne Maraykan ah la siiyoo. Diyaaradan ayaa ku […]

4th June 2025  admin  

Muqdisho, Axad, 11 Maajo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa […]

4th June 2025  admin  

Filimada Hindida lama dilo atooraha ilaa uu laayo Laadariinta. In badan oo ka mid ah Dadka Hindiya, dalka Pakistaan waxay u haysteen Laadariin, sidaas awgeedna waa qaadan waayey markii Ciidankoodii ay Atooraha u haysteen laga adkaaday Major General G.D. Bakshi echoing the emotions of every Indian! 🫡 pic.twitter.com/EDRRxmQ04T — Jawaharlal Nehru (Satire) (@The_Nehru) May 11, […]

4th June 2025  admin  

Culusoow oo cunaqabatayntii aan sharciga ahayn ka qaadat Gobolka Gedo

4th June 2025  admin  

Talfishanka CNN u sheegay in Hindiya Maraykanka waydiisatay xabad jojin. Gantaalihii layna filayn dawladda Hindiya oo Pakistan ku garaacday ayeey u carareen Maraykanka iyaga oo ka baryaya Xabad joojin THIS IS HUGE CNN reporter says it was India who contacted USA to help stop the war after Pakistan went Bish Bash Bosh with missiles on […]

4th June 2025  admin  

Khaatumo oo qaaday jidkii SNM, Xawaarena ku dhaaftay beentoo 35 jirsatay