Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st June 2025  admin  

Culusoow oo cunaqabatayntii aan sharciga ahayn ka qaadat Gobolka Gedo

1st June 2025  admin  

Talfishanka CNN u sheegay in Hindiya Maraykanka waydiisatay xabad jojin. Gantaalihii layna filayn dawladda Hindiya oo Pakistan ku garaacday ayeey u carareen Maraykanka iyaga oo ka baryaya Xabad joojin THIS IS HUGE CNN reporter says it was India who contacted USA to help stop the war after Pakistan went Bish Bash Bosh with missiles on […]

1st June 2025  admin  

Khaatumo oo qaaday jidkii SNM, Xawaarena ku dhaaftay beentoo 35 jirsatay

1st June 2025  admin  

Maxay yihiin diyaaradaha Turkigu farsameeyay ee Hindiya ay ku eedeysay Pakistan inay adeegsatay? Hindiya ayaa ku eedeeysay Pakistan in ay diyaradaah aan duuliyah lahayn ku bartilmaameedsatay qeybo kal duwan oo dalkeeda ah kadib weerar ballaaran oo habeenimadii khamiista ay ku qaadday. War-saxaafadda ay jeedisay Korneyl Sophia Qureshi oo ah taliye ka titrsan ciidamada Hindiya ayaa […]

1st June 2025  admin  

Sawirkani waa shabakadii maafiyada caalamiga ah ee uu hogaamiyo madaxweyne hore xasan sheikh iyo daynleey kale oo kubiiray layna baxay Madasha xisbiyo qaran soomaaliduna u tagqaan BADAR IYO BEESO!. XISBIYADA DIIN DILLE,DAL DILLE,DALIIL SHISHEEYE, DABASALIIDLEEY,OO MAR LABAAD KA MURUGOODAY GOBONIMADA IYO GO AANKA DHEX DHEXAADNIMO EE SOMAALIYA XIRGIFTA NIIL/ Waa maqaal hore, waxa noo soo […]

1st June 2025  admin  

Difaaca Hindiya oo iska celin jari waayay Diyaaradaha Pakistan Talafishanka Aljazeera ayaa sheegay in gantaalihii ay Pakistaan ku rideen dalka Hindiya ay difaaci kari waayeen Iron Domekii loogu talo glay inay gantaalahaas soo ridaan. Gantaal kasta oo ay Pakistan riday halkii loogu talo galay ayuu ku dhacay Ciidanka Hindiya waxa laga qabtay laba duuliye oo […]