Category Archives: Fiidyoo hore
24th January 2025 admin
Bahdil lagu sameeyey madaxweynaha Soomaaliya oo Ciidankii Baddiisa Qabsan laha salaan ka qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa salaan ka qaatay ciidanka badda dalka Itoobiya. Itoobiy ma laha Bad , hase ahaatee Badda Soomaaliya ciidankii qabsan lahaa ayaa soo dhowaynaya oo u madaxweynuhu salaan ka qaadanayaa A Somali president receiving a guard of honor from […]
24th January 2025 admin
Beelaha Ahmed Harti (Dishiishe) oo Maanta qado-sharaf ku maammusay Suldaanka Guud Ee beelaha HartiΒ Suldaan Siciid Suldaan Abdisalan Suldaan Mohamud Cali-shire
24th January 2025 admin
Runta qadhaadh Siyaasaday Aminsan yihiin siyaasiyinta DAAROOD iyo HAWIYE wax badan ayaa ku kordhi dhamayso 5ta daqiiqo. Runta qadhaadh Siyaasaday Aminsan yihiin siyaasiyinta DAAROOD iyo HAWIYE wax badan ayaa ku kirdhi dhamayso 5ta daqiiqo. pic.twitter.com/MgDY4dJu8q — ππππππ πππππ (@Shakurshire101) January 12, 2025
24th January 2025 admin
Waqtigii Madaxweyne Farmaajo,, wuxuu lahaa qofkii taageera Itoobiya waa Cadow waana Qiyaano Qaran. Wuxuu kaloo lahaa Farmaajo waa Mareexaan. Hadalkan aan daacadda ahayn ee lagu kicinayey beelaha Hawiye ayaa Bashiir Macallin Cali loogu abaal guday Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya . Agasimahan ayaa maanta ku taageera madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo […]
24th January 2025 admin
Kuwii dhintaan Bad qabin, qabuurtaa lagala baxaa, Beesaa laga raadiyaa, business weeyaan lafuhu