Category Archives: Fiidyoo hore

18th May 2025 admin
Taariikh intaad naga qortaan Galiya Qaamuuska.

18th May 2025 admin
Madaxweyne Deni: “Dowladdu ma rabto in ay macdanta dalka qaadato ama cid kale siiso; laakiin caqli maaha in la diido in shirkado shisheeye dalka maalgashadaan, dhulkaan jinni ee intaa la ilaalinayo goormaa la intifaacsan! Dowladda shaqadeedu waa in ay dalka iib gayso.”

18th May 2025 admin
”Islaantii indho la’aan miyaad ku ogayd, dad qalatanimo

18th May 2025 admin
Dowladda Puntland si xor ah ayaa lagu Wada dhistay oo ku timi Rabitaan Shacabka Gobolada Puntland in la yiraahdo si fudud ayaan ku tagayaa Wax la Aqbali karo Maaha Arinka Laascaano Waxay ku timi Daruuf

18th May 2025 admin
Sadax Ra’iisul Wasaare hore iyo Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka oo war culus soo saaray “Waxaan iska wareysannay xaaladda guud ee uu dalku maanta ku sugan yahay. Innagoo isla garannay in Dalka uu god mugdi ah ku sii socda, ficillada iyo habdhaqanka Dowladda hadda joogtana ay yihiin kuwo aan loogu tureyn Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed. Xaqiiqdii […]

18th May 2025 admin
Siyaasyiinta Isaaq oo banaanka keenay sir qarsoonayd. Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa sir qarsoonayd oo u dhaxaysay Kooxda Khatumo iyo siyaasiyiinta USC iyo SNM banaanka keenay. Arintan qarsoonayd, hase ahaatee dadka qaarkiis ay ka war qabeen oo ahayd in Muqdisho ay ka socdaan shirar Reer Waqooyinimo, […]