Category Archives: Fiidyoo hore

17th May 2025  admin  

Shiine Culay ayaa iska dhiibay maamulka Idaaqland

17th May 2025  admin  

Ibrahim Traore: Macluumaad khaldan oo loo adeegsan jiray ammaanta hoggaamiyahan milatariga ah Qiic kasoo baxaya dhismo sida Beyoncé, kuna labisan dhar milatari, oo ay fuulayso baabuur gaashaaman. Kabtan Ibrahim Traoré, hogaamiyaha militariga Burkina Faso, ayaa sidoo kale ku jira muusikada muuqaalka, isaga oo xabad ridaya. “Ilaahay ha ku xafido Ibrahim Traoré dagaalka aad u galayso […]

17th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa booqday deegaan dal-xiiseedka Mareero ee duleedka magaalada Boosaaso.

17th May 2025  admin  

Mashruuca Biyo balaarinta magaalada Midigale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ee dawladda Puntland Mudane Siciid Salaad oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Eng. Ismaaciil Maxamed Xasan ayaa deegaanka Midigale ee gobolka Sanaag ka dhagax-dhigay mashruuca Biyo balaarinta magaalada midigale oo ka kooban Dayactirka ceelka, balaariinta tuubooyinka biyaha iyo Haanta biyaha. Mashruucan […]

17th May 2025  admin  

Gabar caan ka ahayd barta Tiktok oo la toogtay iyadoo toos ula hadleysay taageerayaasheeda Gabar 23 jir ahayd oo u dhalatay dalka Mexico isla markaana caan ka ahayd baraha bulshada ayaa la toogtay iyadoo si toos ah muuqaal uga baahineysay barteeda TikTok, sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha gobolka. Valeria Marquez ayaa la dilay ka […]

17th May 2025  admin  

Wasiirrada iyo Xildhibaannada SSCkhaatumo Caawa canbuulo iyo Moxog u doontay Xafadda Kaaraan ee magaalada Muqdisho,, iyaga oo ugu dhowaanaya madaxweyne Culusow oo reekiisu degaan xaafadda . Labo cisho ka hor ayeey ahayd markii hogaamiye Firdhiye saxiixay warqaddii lagu bur burinayey Jubbland. Maamulka Somaliland oo in badan oo Khatumo ah kaga daydaan waxyaabuhuu samayn jiray, weli […]