24th January 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa booqday deegaan dal-xiiseedka Mareero ee duleedka magaalada Boosaaso.