24th July 2024  admin  Category :

Sagaashan jir, waayo arag ah   ayaa  madaxweyne Gaas ku taageeray waxqabadka uu madaxweynuhu  u qabtay  bulshada Reer Puntland .  Cali Shabeele  oo ka soo jeeda gobolka Sanaag,  kana mid ahaa madaxdii hore ee warshadda Kaluunka Laasqoray ayaa aad u qodobeeyey sababta uu ku taageeray Madaxweyne Gaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*