26th July 2024  admin  Category :

Jabhadka SNM Buubaa oo mar kale Mowqifkiisii bedelay. Haddii uu shalay lahaa Oramada aan soo dhowaysano maanta Soomaaliweyn ayuu raadinayaa

Ismaaciil Hurre Buubaa oo katirsan xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani ee Habar yoonis , ayaa yidhi Soomaalidu Makala maarmi karto hadii la doonayo nolol tan dhaanta.

Buubaa oo waraysi siinayay muuqbaahiyaha Eryal, ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Soomaalidu aanay meel gaadhi karin hadii anay midoobin.

“Anigu waxan aaminsanahay, dadka Soomaaliyeed in anay kala tagi Karin, qoomiyadaha Geeska Afrika waxay ku soo ururaysaa in qoomiyad waliba wax wada qabsato, oo qoomiyaduhu dhexdooda heshiiyaan, oo ay khayraadka si wanagsan ula soo baxaan, sidaa darteed ama Somaliland joog ama Soomaaliya joog amba Itoobiya joog ama Jabuuti joog ama Kenya joog, Soomaalida maanta talaa hortaala, taso ah in hadii nolol tan dhaanta la doonayo, oo ay jiilasha soo socda uga shaqeeyaan, taasia waxay ku imanaysa umada Soomaaliyeed in ay wax wada qabsato”. Ayuu yidhi Buuba.

https://allsanaag.com/isaaq-waa-republic-of-soomaaliya/

https://allsanaag.com/marin-habaabinta-dagaalka-tukaraq/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*