8th May 2024  admin  Category :

Soomaali inteeda kale waa Repulic of Somalia

Wakiilkii hore ee SNM  u fadhiyey koonfurta Soomaaliya Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa)  oo hadda ku sugan magaalada  Hargaysa,  ayaa ictiraaf raadintii beesha Isaaq waxa uu la gashay inuu yitaahdo hadalkan oo  uu ku soo qoray interneta qaybta uu ka degan yahay ee Twitterka i “Aqoonsiga Somaliland khatar kuma aha qaranimada Somaliya. Wuxuuse geesta kale xoojinayaa dib u heshiisiinteeda, ammaanka iyo dawladnimada.” ayuu yidhi Buubaa, waxaanu isagoo sharaxaya Somali Republic iyo Republic of Somaliya uu yidhi “Faraqa u dhexeeya “Somali Republic iyo Republic of Somalia, waxa weeye Somali Republic waxa ku jirtay taariikh ahaan Somaliland, laakiin Republic of Somaliya weligeed kumay jirin.”

Buubaa Hadalkan uu u sheegayo  beeshiisa SNM waa sidan  Republic of Soomaaliya inay yihiin beeshooda  Soomaali inteeda kalena ay yihiin Repulic of Somalia. Ictiraafka waalida galay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*