26th July 2024  admin  Category :

Siyaasi Buubaa, oo doonaya in arrinta Tukaraq waji kalle uu u yeelo, ayaa sheegay in sababta Puntland ay weerarka u soo qaaday ay tahay iyadoo u socota ceelka shidaalka ee Holhol taas oo ah mid aan meeshaba ku jirin oo ah “Qaarijul Mawduuc” iyo iibin war aan jirin si dadka qaarkiis loogu beer laxaawsado. Buubaa iyo kuwa la midka ah waa kuwo isku raacay ineey sheegtaan dhul aysan laheen, waana faduusha Buubaa iyo reerkooda keentay maanta Tukaraq.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*