26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa illaa iyo shalay billaabay barnaamij laga dhiganayo maciin kadib markii ay arkeen in shacabka Puntland ay diyaar u yihiin ineey ka saaraan SNMta dhulka ay ka joogaan deegaanada Puntland. Waxaa la billaabay in marba koox yar inta lacag la soo siiyo dabadeedna laga dhigo ineey taageersan yihiin maamulka Hargeeysa.

https://youtu.be/ZsfyALOdLG4

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*