20th September 2024 admin Category :
Axkaamta soonka waa mid muhiim ah oo ay tahay qofka sooman inuu oggaado; Hadaba, qofka sooman soonka maxaa ka jabiya? Muxuu yahay qofka inuu sameeyo si soonkiisa uu u najaxo? Waxaa casharkaas soo jeedinaya Shiikh Cali Maxamed Saalax.