Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
…Author Archives: admin
Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab?
Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab?
Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha …
Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya?
Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya?
Ciidamada Cirka ee Soomaaliya ayaa mar ka mid ahaa kuwa ugu awoodda badan qaradda Afrika, waxaynka ku qalabaysnaayeen, diyaarado iyo qalab kale oo markaas casri ahaa.
Soomaaliya waxaa kaga horreeyay dhanka awoodda …
Boqollaal ka tirsan ciidamadii tababarka ugu maqnaa Eritrea oo lasoo celiyay
Boqollaal ka tirsan ciidamadii tababarka ugu maqnaa Eritrea oo lasoo celiyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u soo celisay boqollaal ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo sannadihii ugu dambeeyay lagu tababaray waddanka Eritrea, iyada oo la filayo in bishan Oktoober dib …
Cunug 6 jir ah oo la dilay
Cunug asalkiisu Falastiini yahay oo lagu dilay Maraykanka
Wadea Al-Fayoume, oo 6 jir ah -ahna Palestinian-American ayaa Mindi lagu dilay gurigiisa hortiisa ee magaalada Chicago isaga oo la socda hooyadiis, Hanaan Shahin, iyadu cisbitaalka ayeey ugu jirtaa dhaawac halis ah…
Xasan Culusoow oo xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
Bayaankan ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu xeer madaxweyne uu …
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar beni’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo …
Sucuudiga oo ‘hakiyay’ wadahadalLadii ku saabsanaa sidii uu xiriir ula yeelan lahaa Israa’iil
Sucuudiga oo ‘hakiyay’ wadahadalLadii ku saabsanaa sidii uu xiriir ula yeelan lahaa Israa’iil
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil, ilo-wareed ayaa Sabtida maanta ah u sheegay wakaaladda wararka AFP, xilli uu socdo dagaalka …
Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger?
Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger?
Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa galabta kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya dhiggooda dalka Niger, iyadoo uu noqonayo kulankoodii ugu horreeyay kadib safarkii ay ku tageen dalka Morocco.
Xulka qaranka …
Dalku wuxuu u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah”
Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah”
…Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof