26th July 2024  admin  Category :

Cunug asalkiisu Falastiini yahay oo lagu dilay Maraykanka

Wadea Al-Fayoume, oo 6 jir ah -ahna Palestinian-American ayaa Mindi lagu dilay gurigiisa hortiisa ee magaalada Chicago isaga oo la socda hooyadiis, Hanaan Shahin, iyadu cisbitaalka ayeey ugu jirtaa dhaawac halis ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*