“SHIRKII LONDON WAXBADDAN AYAA KU DHEX QARSOONAA
…Author Archives: admin
Prof Cabdi Samtar ” Culusoow Masaajidka Ciyaarta & Ruwaayada ka dhaaf”
Prof Cabdi Samtar ” Madaxweynaha waxaan ku oran lahaa Soomaalina ku leedahy Masaajidka Ciyaarta & Ruwaayada ka dhaaf”
…Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo
Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo
Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa safar la xiriira ‘u kuurgelidda xaaladaha bini’aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay Jubaland, dardar-gelinta howl-galka wajiga labaad ee dagaalka …
KULANKA BAARLAMAANKA PUNTLAND
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda …
Sidee Garowe ku noqotay Caasimadda Puntland
Sidee ku noqotay Garowe Caasimadda Puntland? sasbtii maalintaa jirtay ee loogu doortay sax ma ahayd?
Intaan maamulka Puntland la dhisin ayaa beesha Majeerteen waxay shir ku qabsadeen magaalada Qardho ee gobolka Bari. Shirkaas ayaa ku dhamaaday Khilaaf, ka dib markii …
Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan
Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan
Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen …
Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka
Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka
Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo …
Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC
Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania oo xarun u ah …
Ninka Talyaaniga ah ee sheegay in uu Soomaaliya carruur kusoo dilay kana baxsaday xabsiga
Ninka Talyaaniga ah ee sheegay in uu Soomaaliya carruur kusoo dilay kana baxsaday xabsiga
Waxaa jira baadi goob balaaran oo ka socda gobolka Marche iyo Talyaaniga oo dhan kaas oo lagu doonayo in lagu soo qabto nin baxsad ah oo …
Kooxda Maareynta Sanduuqa wadajirka ah ee Soomaaliya oo yeeshay shir muhiim ah
Kooxda Maareynta Sanduuqa wadajirka ah ee Soomaaliya oo yeeshay shir muhiim ah
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane …