Tartankii kubadda maamul goboleedyada, oo ayna Puntland ka soo qayb gelin ayaa hadda la hakiyey
…Author Archives: admin
War murtiyeedka Shirkii Urur Samaale
Shirkii maalmahan uga socday ururka Irirsamaale dalka Jabuuti ayaa laga soo saaray war murtiyeedkan hoos ku qoran
…‘Cabsi baan ka qabnaa gantaalada Xuutiyiinta, Amniga Babul Mandab na waxa uu ku xiran yahay Qasa’: Raysal wasaaraha Jabuuti oo farriin u diray Mareykanka iyo Xuutiyiinta
‘Cabsi baan ka qabnaa gantaalada Xuutiyiinta, Amniga Babul Mandab na waxa uu ku xiran yahay Qasa’: Raysal wasaaraha Jabuuti oo farriin u diray Mareykanka iyo Xuutiyiinta
Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay xiisada ka aloosan marinka …
Aaway Warsangellinimadii?
Kuraasta baarlamaanka Puntland ee beesha Warsangeli inta badan waxaa ku soo noqnoqday ama qaatay jilibyo gaar ah. Jilibyada qaatay xubnaha baarlamaanka ayaa u arka kuraasta in iyaga kaliya ay xaq u leeyihiin, meesha in badan aysan welligood arag mid gobol, …
Culusoow iyo Biixi oo ku kulmaya Jabuuti
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa maanta Muqdisho kula shiray Siyaasiyiinta Hawiye iyaga oo ka wada hadlay wax ka bedelka Dastuurka. Sidii kale Madaxweyne Culuoow ayaa caaa Muqdisho kula kulmay taageeayaashiisa oo ay halkaa ay ku waydiiyeen Su’aalo laga soo diyaariyey …
Markab ay leedahay shirkadda maraakiibta ee ugu weyn caalamka oo Badda Cas lagu weeraray
Markab ay leedahay shirkadda maraakiibta ee ugu weyn caalamka oo Badda Cas lagu weeraray
Shirkadda ugu weyn ee maraakiibta adduunka ayaa ku dhawaaqday in mid ka mid ah maraakiibteeda ganacsiga lagu dhuftay gantaal xilli uu marayey badda cas.
Shirkadda maraakiibta …
Netanyahu oo ka jawaabay hadalkii Erdogan maanta sheegay
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xasuusiyay in 80 maalmood ay ka soo wareegatay markii ay bilowdeen weerarada Israa’iil ee Qasa, wuxuuna yiri “Dhammaan qiyamka bini’aadminimada waxaa lagu toogtay indhahayaga hortooda muddo 80 maalmood ah.”
Edogan oo ka hadlayey sannad-guurada 100-aad …
Sida wiilkan Soomaaliga ah ugu guuleystay abaalmarinta qaaliga ah ee horay loo siiyay Angela Merkel
Sida wiilkan Soomaaliga ah ugu guuleystay abaalmarinta qaaliga ah ee horay loo siiyay Angela Merkel
Qaxooti hore oo Soomaali ah buugaag iyo waxbarasho u keeno dadka ay isku dalka yihiin ee ku dhibaataysan xeryaha ballaaran ee Kenya ayaa ku guuleystay …
Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday
Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday
Haddaba sida uu u shaqeynayo wajigan labaad ee barnaamijka ayey Caasha Ibraahim Aadan ka wareystay Aaden Bataar oo ka mid ah madaxda hay’adda dib u dejinta qaxootiga …
Anigu Daarood ayaan raacsanahay
In badan ayaa beesha Daarood ay ku adkaatay sidii ay ka yeeli lhaayeen ama ugu jawaabi lahaayeen dhaqamo ku cusub Soomaalida, oo a Odayaal sheeganayan inay Beelo nabadoono u yihiin ay si liidata oo cuqdadaysan Warbaahinta fariimo aan munaasib ahayn …