Aruna Lori oo ah dhakhtar ku takhukhusay suuxinta ayaa lagu qasbay inuu tago furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxaha jaahidiyiinta ee dhibaatada ka wada, wadanka ku yaal galbeedka Afrika ee Burkina Faso.
Dr Louré ayaa sheegay in uu la …
Aruna Lori oo ah dhakhtar ku takhukhusay suuxinta ayaa lagu qasbay inuu tago furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxaha jaahidiyiinta ee dhibaatada ka wada, wadanka ku yaal galbeedka Afrika ee Burkina Faso.
Dr Louré ayaa sheegay in uu la …
Eedeeysanihii Dilay Luul Sheekh Cabdi Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab …
Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay Beledxaawo
Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoada la dilay.
Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Cabdirashid Cabdi Carook ayaa VOA u sheegay in …
Waxa hadda ka dhacaya fadhiga baarlamaanka ee qasbay in madaxweyne Xasan Sheekh uu su’aal ka keeno
Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulan xasaasi ah, kaas oo aan si rasmi ah loo shaacin ajandaha …
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta la kulmay ku-xigeenka madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo …
Dhirta Soomaaliya ay caanka ku tahay iyo dhibaatada haysata
Inkastoo la heli karo dhowr waxyaabood oo Soomaalida u gooni ah, laguna yaqaanno, haddana kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah dhir u gooni ah oo ka baxda dhulka Soomaalida.
Sidaasoo …
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC)
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku …
Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley).…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa magacaaabay Xilalka Madax-Guddiyeedyada & Xubnaha Guddiyada Golaha Wakiillada
…Qooleey looga shakiyey Basaasnimo ayaa Hindiya lagu qabtay
Qooleey looga shakiyey inay u basaasayso Shiinaha ayaa hadda laga sii daayey xabsyga ka dib markii ciidanka amniga Hindiya xireen. Ururada u dooda xaquuqda xayawaanka ayaa soo fara geliyey markii ay ogaadeen …