Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay maleeshiyaad ka tirsan beelaha Muqdisho oo ku guul daraystay in degaanadii ay ka soo jeedeen ka xoreeyaan al Shabaab.
…Author Archives: admin
Xog dheeraad ah oo ka soo baxday markab lagu afduubtay biyaha Soomaaliya iyo cidda haysata oo la ogaaday
Hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa maraakiibta iyo amaanka badda lagana leeyahay dalka Britain laguna magacaabo Ambrey ayaa sheegtay in markab maraayay xeebaha Soomaaliya ay koox hubaysani la wareegeeen.
Sidoo kale Hay’adda La socodka Howgalada Ganacsi ee Badda ee Ingiriiska ee marka …
Maxay tahay shirkada Mareykanka ah ee la siiyay xirmooyinka shidaalka Soomaaliya iyo waxa laga filayo
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis kale oo cusub la gashay shirkad kale oo Mareykan ah, taas oo shidaal kasoo saari doonta xermooyin shidaal oo ku yaala Soomaaliya.
Shirkadan cusub oo la yiraahdo Liberty ayaa shaacisay heshiiska ay la saxiixatay Wasiirka Macdanta …
Ramadaan Kariim
Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in bisha Ramadan laga arkay dalkeeda, sidaas darteedna berrito la soomi doono.
…Waa kuma Jeneral Birhanu Jula , taliyaha ciidanka Itoobiya ee sheegay in shacabka Soomaaliyeed jecel yihiin ciidankiisa?
Waa kuma Jeneral Birhanu Jula , taliyaha ciidanka Itoobiya ee sheegay in shacabka Soomaaliyeed jecel yihiin ciidankiisa?
Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya, Jeneral Birhanu Jula Gelalcha oo la hadlayey warbaahinta ETV ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dalkiisu ay qayb …
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY WASIIR KU XIGEENNO IYO WASIIRU DAWLAYAAL CUSUB
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY WASIIR KU XIGEENNO IYO WASIIRU DAWLAYAAL CUSUB
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhammaystiray Golihiisa Xukuumadda cusub isaga oo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dawlayaal.
Mas’uuliyiinta uu magacaabay Madaxweyne Deni ayaa ka kooban 22 Wasiir ku …
Maaamulkii SNM oo jihaddii ka luntay
Qurba joogta beesha Isaaq, gaar ahaan kuwooda London ku sugar ayaa maanta ku banana baxay xaafadaha beelaha Harti ka degan yihiin magaalada London, iyaga oo doonaya in dagaal oogayaashii argagixida ahaa ee lagu qabtay dagaalka loo Sii daayo.
…
Maxay ka rabaan wasiir Fardows Cigaal
Siyaasiyiintii beesha Isaaq ee federaalka oo doonaya in xilka laga qaado wasiirka Duulista.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Marwo Fardowsa Maxamed Cigaal, ayaa maalmahan danbe waxa weerar waxashnimo ah oo dhaqanka Soomaaliyeed lid ku ah labo kooxood oo aan …