Author Archives: admin

Is Ruxid ka Dhacday Hargaysa

Maamul Goboleedka Hargaysa ayaa xaflad u qabatay dhalinyaradda deegaanadaas si ay isu ruxaan. Dhalinyaradda ka soo qayb gashay is ruxiddaas, waxeey lulayeen calanka maamulkaas, waxaana la saarayey marba hees si dhaliyaradu ay dhidid isaga keenaan. Dhalinyaradan ma ahan kuwa xiisa …

Long Live Somalia”

Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Freyayaa la dabal degay Soomaalida degan magaaladaas